close
U bood nuxurka

Cadan

Ka Wikipedia
Cadan
عدن (Carabi)
DalkaYemen
GobolCadan
Bedka
  Wadarta
760 km2 (290 sq mi)
Joogga
6 m (20 ft)
Dadka
 (2012)
  Wadarta
760,923
  Cufnaanta1,000/km2 (2,600/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+3 (GMT)
Koodhka goobta967

Cadan (Af Carabi: عدن) waamagaalo kutaala wadanka Yemen. Waxa ay ahayd caasimada. Jamhuuriyada.dimuquraadiga.shacbiga.sanadihii u dhexeeyay.1967.ilaa.1990.oo ahayd markii ay labadii dal ee yamini u qabsanaan jirtay.ay midoobeen.waxa ay 170.klm.bariga kaxigaa.baab almandabka.marinka layidhaahdo.waxa lagu yaqaanaa in ay cadani tahay caasimada dhaqaale ee wadanka yaman. Doonta Cadan waxay wataa ilaa Jabuuti iyo Berbera.