BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Ma laga soo gudbay casrigii lagu dagaallami jiray taangiyada, maxaase beddelay?
Taangiyada iyo gaadiidka gaashaaman ee si culus u hubaysan ayaa si degdeg ah u luminaya muhiimaddoodii goobaha dagaalka ee u dhexeeya Ruushkaiyo Ukraine.
Muxuu yahay "Roobka madow" ee ay ka cabanayeen dadka ku nool xaafad ku taalla Moosko
Wax u eg sidii baraf madow ayaa cirka ka soo daatay magaalada Moscow ee casimadda dalka Ruushka, dadka deegaankana waxay sheegeen inay dharka ka fujin waayeen
TOOS, Iiraan oo walaac ka muujineysa heshiiska ay la galeen Mareykabka sababo la xiriira ficillada Israa'iil ee Lubnaan
Weeraradii ugu dambeeyay ee Israa'iil ayaa waxaa lagu dilay ilaa lix qof, taas oo mas'uuliyiinta deegaanka ay ku tilmaameen weerarkii ugu xumaa ee dhaca
"Kooxdu waxay doonayaan inay goolal dhaliyaan ee adiga maaha" Ronaldo oo weli u halgamaya inuu muuqdo iyo laacibiin ka haboon
Intii ay ciyaartu socotay Ronaldo waxa uu go’aansaday in uu gool dhaliyo isla markaana uu soo afjaro sagaal kulan oo tartamada waaweyn ah isaga oo aan wax gool ah dhalin, laakiin waxa uu ka khasaariyay fursadii ugu fiicnayd ee ay kooxdiisu ku guulaysan kartay
Hogaamiyaha Iiraan oo xayiraaddii Maraykanku ka qaaday Hormuz ku tilmaamay inay u gaysay "Quus iyo rajo xumo"
Tani waa markii ugu horeysay ee Khamenei uu ka jawaabo heshiiska. Laguma arag meel fagaare ah tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii Maarso ka dib dilkii aabihiis iyo taliyihii ka horreeyay
Su'aalaha aan jawaabaha loo hayn ee heshiiska Maraykanka iyo Iiraan
Dowladaha Khaliijka carabta ayaa si wadajir ah ay neefta uga soo fuqday balse waxay muujinayaan taxadar ku aadan heshiiska mareykanka iyo Iran.
Koobka Adduunka 2026: Wax walba oo aad dooneyso inaad ka ogaato
Markii ugu horreysay taariikhda tartanka isboortiga ee ugu weyn adduunka, waxaa ka qayb geli doona kooxo ka socda 48 dal.
Nin xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu saxaro bini'aadam ku kaydiyay bannaanka gurigiisa
Dadka deriska la ah ayaa sheegay in ur ka soo baxaysa guriga ay noqotay mid aad u adag oo aan suurtagal ahayn in lagu nasto guriga.
Madaxweyne Trump oo sheegay inuu "mudnaan siinayo" arrinta biyo-xireenka Itoobiya
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu “ka sarreysiiyay wax kasta” mudnaanta uu siinayo khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo‑xireenka Itoobiya, isla markaana uu doonayo in xal caddaalad ah laga gaaro.
Maxay ahayd lacagta $300 bilyan ee ku jirta heshiiska Iran ee muranka ka dhalisay gudaha Mareykanka?
Heshiiska cusub ee laga gorgortamayo ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan ayaa bilaabay inuu kiciyo dood kulul oo ka dhex aloosan siyaasadda Maraykanka, iyadoo sanduuqa maalgashiga ee $300 bilyan uu noqday xudunta muranka laga yaabo inuu Madaxweyne Donald Trump kala kulmo taageerayaashiisa qaarkood.
Wax ka ogow 14ka qodob ee ay ku heshiiyeen Maraykanka iyo Iiraan
Heshiiskan ayaa sida ugu dhakhsiyaha badan hadda u dhaqan galaya, sida uu BBC-da u xaqiijiyey sarkaal ka tirsan Aqalka Cad, waxaana lagu wadaa in dib loogu furo marinka Hormuz.
Wiil digaag xanuunsan geeyey isbitaal oo hadal hayn badan dhaliyey, markii dambena abaalmarin helay
Wiilkan oo miyiga ku noolaa ayaa magaalo la keenay si waxbarasho uu u helo, laakinse digaagad uu jeclaa ayaa aad u bukootay, ka dib maxaa qabsaday
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
Markii ay talada qabteen, intooda badan waxay ku xukumeen gacan bir ah, iyagoo hirgeliyey siyaasado cabburin ah oo ay ka mid ahaayeen dilal siyaasadeed, daldalid ama dilal si fagaare ah loo fuliyo, xarigyo aan sharci ku salaysnayn, iyo adeegsiga jirdilka gudaha xarumaha lagu hayo maxaabiista.
Dal u jaangooynaya dadkiisu in uusan dhaafin 10 Milyan iyo dood weyn oo ka taagan
Ma dal ayaa xad go'an u dejin kara tirada dadkeeda? Taasi waa su'aasha ay dadweynaha Switzerland ay uga jawaabi doonaan codbixin la qabanayo Axadda.
Hormuz ma furmi doonaa, cunaqabateyntana ma laga qaadi doonaa? Qodobbada muhiimka ah ee heshiiska Iran iyo Mareykanka
Kaliya marka Iran la xaqiijiyo inay fulisay shuruudaha heshiiska ayaa la siin doonaa faa’iidooyin dhaqaale.
Afar sababood oo ka hortagi kara xabbad joojin waarta oo dhex marta Iran iyo Maraykanka
Dagaalkan soo cusboonaaday ayaa imaanaya maalmo kadib markii Iran ay gantaal ku garaacday Israa’iil maalintii Axadda.
Maxay tahay goobta haddii aad booqato aadan dib u soo laabayn adiga oo nool?
"Dadka halkan yimaada qorrax-dhaca ka dib mar dambe nolol kuma laabtaan. Dadka yimaada habeenkii waxaa la sheegaa inay dhintaan ama la waayo."
Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee cayaaraya Koobka Adduunka 2026
Soomaaliya waligeed uma soo bixin Koobka Adduunka, laakiin tartanka sannadkan ka furmay Waqooyiga Ameerika waxaa garoomada dhexdooda ka ciyaari doona laacibiin qaababka kala duwan u sita hiddaha Soomaaliyeed
Halkee ciidamada Mareykanka kaga sugan yihiin bariga dhexe, sababtu se maxay tahay?
Iran ayaa mar kale sheegtay inay beegsatay saldhigyo militari oo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla gobolka kadib weerarro cusub oo ay ciidamada Maraykanku fuliyeen.
Trump oo yiri 'Waan jeclahay sicir-bararka' iyadoo qiimaha badecadaha Maraykanku uu aad sare ugu kacay saddex sano gudahood
Madaxwaynaha Maraykanka ayaa markii dambe sheegay inuu ula jeeday inuu dhab ahaantii ku faraxsanaa in sicir-bararku aanu ka sarreyn heerka uu joogay.
Warbaahinta Israa'iil oo Trump ku dhaleeceeyay baaqiisii ku saabsanaa is-xakamaynta iyo ka fogaanshaha jawaab-celin degdeg ah
Qaar ka mid ah kormeerayaashuna waxay u arkaan khilaafaadkan muuqda inuu yahay qayb ka mid ah istaraatijiyad adag oo lagu maareynayo xiisadaha.
Saaxiibtinnimo mise kasbasho: Maxaa ku kallifay Xi Jinping inuu booqdo Kuuriyada Waqooyi?
Beijing waxay isku dayaysaa inay dib u xoojiso saameynteeda ku aaddan xulafo istaraatiiji ahaan aad muhiim u ah, balse aad u adag in la saadaaliyo.
Waa kuma Saadiq Joon?
Waxaa maalmihii u dambeeyay si wayn baraha bulshada loogu hadal hayay Saadaq Joon, oo horey u soo noqday taliyihii booliiska gobolka Banaadir xilligii dolwadii madaxwayne Farmaajo.
Sheeka-xariirada ay ciidanka Botswana ka sheegaan Janaraal Caydiid
Madaxweyne Duma Boko ayaa ciidamada Botswana u sheegay in askarta dalkiisa ay mar ka hortageen xoogaggii Maxamed Faarax Caydiid ee ku sugnaa magaalada Baydhabo, isaga oo dib u xusay sheeko xariiro uu sheegay inay muujinayso sumcadda Ciidanka Difaaca Botswana (BDF).
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 19 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 18 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.







































































